Howlgallada Xuddudaha Qaraneed

Ciidamada Howlgalka Wakaalada Wadajirka OSB (JATF) waa tallaabo dowladeed loo wada-dhan yahay, oo ay taageeraan baaxad ballaaran ee wakaaladaha dowladda federaalka ah waxayna ka kooban yihiin saddex kooxaha shaqada howlgalka ah. kooxahan howlgalku waa:

  • Kooxda Holwgalka Khalkhal-gelinta iyo Ka-hortagga—ay hoggaaminayso Australian Federal Police
  • Kooxda Ogaanshaha, Dhexgalka iyo iyo Howlaha Wareejinta—oo ay hoggaaminayso Australian Border Force, kaas oo ay ku jiraan Taliska Xudduudda Badda
  • Kooxda Howlgalka Iihayda iyo Ka-saarista—oo ay hoggaaminayso Australian Border Force

Cahdiga haya’deed  (63KB PDF)

Wararka

Dhammaan faafinta warbaahinta, cusboonaynta howlgallada la xiriirta OSB iyo qoraallada waxaa laga helaa newsroom keena.