Howlgallada Xuddudaha Qaraneed

Howlgallada Xuddudaha Qaraneed (OSB) waa howlgalka nabadgelyada xudduudda oo milatarigu-hoggaaminayo oo loola-jeedo la-dagaalanka tahriibinta dadka ee xagga badda iyo ilaalinta xudduudaha Australia.

OSB waxaa la asaasay 18kii sabteembar 2013 wuxuuna si guul ah u-yareeyey dhowr biimaynta badda ah oo sharci-darro ah ee Australia wuxuuna ka hortagey khasaaraha nafeed ee badda.

Australia waxay sii-wdaysaa ballan-qaadkeeda si loo dhammeeyo fal dembiyeedyada tahriibinta dadka. Cid kasta taas oo isku dayda inay Australia ku timaaddo doon ayadoon haysan fiiso dib ayaa loogu celin doonaa waddankoodii ay ka soo tageen. 

Find out more